Daawo sawirrada Wasiir Juxa oo maanta booqday Axmed Kismaayo

17 July 2017 (Puntlandes) Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Fadaraalka DFS Cabdi Farax Juxa ayaa shalay hotelkiisa ku booqday Axmed Kismaayo Gudoomiyihii hore ee guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo in mudo ah ku xanuunsanaa magaalada Nairobi ee caasimaddda dalka Kenya.

Wasiirka ayaa Allahwuxuu uga baryey inuu siiyo caafimaad iyo cimri dheer Axmed Kismaayo iyo dhamaan umadda Islaamka ee dareemaya xanuun.
Daawo sawirrada
7

7a

7b
Puntlandes.com

About The Author