Daawo sawirro hordhaca oo ku saabsan Bandhiga Buugta ee Garoowe

17 July 2017 (Puntlandes) Maanta ayaa waxaa madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu furay Bandhiga Buugta ee Garoowe, isagoo ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Bandhiga Buugta ee Garoowe  ayaa sanadkan waxaa lagu soo bandhigay Buugaag badan, kuwaas oo uu ka mid yahay buug uu qoray Madaxweyne Dr Cabdiweli.

Daawo sawirro hordhac ah
1

2

3

4

5

6

7

8
Puntlandes.com

About The Author