Madaxweyne Dr Gaas ”Barlamaanku shaqo Dastuuri ah yey qabteen”

18 July 2017 (Puntlandes) Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka haday go’aankii Baarlamaanka Puntland uu kalsoonida ugaga laabtay Golaha Wasiiradda Xukuumadiisa ayaa sheegay in Baarlamaanku shaqo dastuuri ah qabteen.

82

Madaxweynaha oo hadal kooban siiyey warbaahinta ayaa intaas kusii daray in sida dastuurka Puntland uu faranayana uu mudo 21 cisho gudahood uu Xukumad cusub ku soo dhisayo .

Dhanaka kale madaxweyne Dr Gaas ayaa Shacabka iyo ciidamada amaanka kula dardaarmay inay amniga ilaaliyaan.

Puntlandes.com

About The Author