Akhtiso Maxakamadda Sare oo ka hortimid go’aankii ay maanta gaareen golaha shacabka Barlamanka DFS oo ay ku laaleen go’aankii Maxkamadda ee dib u doorashada 8 kursi

22 July 2017 (Puntlandes) Maxakamadda Sare oo ka hortimid go’aankii ay maanta gaareen golaha shacabka Barlamanka DFS oo ay ku laaleen go’aankii Maxkamadda ee dib u doorashada 8 kursi oo muran ka taagnaa.

Maxkamdda Sare ayaa si adag uga hortimid go’aanka Baarlamaanka, waxaya tani tahay fowdo waddanka la galinayo Moodhona lagama keeni karo mana ka hor imaan karo Baarlamaanku go’aan ay Maxkamaddu gaartay maxaa yeelay way kala madax banaan yihiin labadan hay’adood.

Khuburo arimahan u xeel dheer oo ay Warbaahinta Puntlandes wax ka waydiisay ayaa waxay kusoo koobeen in Xildhibaan walba uu booskiisa u baqay go’aankuna uu tahay difaacasho kuraastooda ee aysan dan kale ka lahayn.

IMG-20170722-WA0045

Puntlandes.com

About The Author