Daawo Video: Madaxweynaha Hirshabelle oo lacagtii Faalsada ee Cadaado lagu sameeyey ku eedeeyey Puntland

25 July 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lacagtii Faalsada ee Cadaado lagu daabacay ku eedeeyey Puntland, isagoo indhaha ka qarsanaya Cadaado.

20a5

Magaalada Makiinadaha ugu badan ee lagu sameeyo lacagta faalsada ee Shilinka Soomaaliaga waa magaalada Caddaado, iyadoo lacagta faalsada ee lagu sameeyo la geeyo ilaa Muqdisho iyo koonfur.

Puntlandes.com

About The Author