Daawo Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Furitaankii Shirka Isimadda Puntland ee kordhinta Xubnaha Barlamka Puntland

25 July 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 July 2017 magaalada Garoowe gaar ahaan Hotel Garand kaga qayb galay shirka Isimada Puntland ee xalinta tabashada beesha Tanade Daarood ee Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland.

1

Daawo Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Furitaankii Shirka Isimadda Puntland ee kordhinta Xubnaha Barlamka Puntland


Puntlandes.com

About The Author