Daawo Video: Bananbax lagaga soo horjeedo Isbahaysiga ka dhanka ah Buhodle ee Galayr & Somaliland

30 July 2017 (Puntlandes)  Maanta ayaa waxaa magaalada Buhodle ee xarunta Gobolka Cayn ka dhacay Bananbax ballaaran oo lagaga soo horjeedo Isbahaysiga Cali Khaliif Galayr & Somaliland, kaadsoo duulaan loogu soo yahay Buhodle.

85

Shacab badan oo caraysan ayaa waxay ku dhawaaqayeen inuu Gaölayr siray markii ay taageereen uuna lahaa ujeedo fog oo lagu hoos gaynayo Hargaysa, taasoo ah mid aysan qaadan karin kana dagaalamayaan haddii ay isku dayaan.

Puntlandes.com

About The Author