Sawirro: Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Puntland oo dhaqan gelisay muqararka cusub ee dugsiyada sare ee Puntland

30 July 2017 (Puntlandes) Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee puntland ayaa qabatay munaasabad balaaran oo ay ka soo qayb galeen dhamaan masuuliyiinta wasaarada waxbarahsada iyo tacliinta sare oo uu ugu horeeyo wasiirka wasarada Prof, Abshir Yuusuf Aw-ciise, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dr, Maxamed Cali Faarax, Agaasimaha guud ee Wasaarada Maxamed C/qaadir Cismaan iyo dhamaan gudoomiyaasha waxbarashada Dowlada Puntland.

Ujeedada Munasabadan ayaa ahayd in uu hirgalo sanadkan Muqararka Dugsiyada sare 2o16-17  laguna bilaabo Xiisadaha iskuulada.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay mar walba ku dadaalaysaa horumarinta waxbarahshada iyo in kor loo qaado tayada waxbarashada.

Hoos kala deg Warqada.Qaraarka Waxbarashada Dugsiyada Sare

21a5

21a5a

21a5b

DSC_2774DSC_2717DSC_2718DSC_2719DSC_2753DSC_2761DSC_2809DSC_2772DSC_2782DSC_2783DSC_2784DSC_2789DSC_2790DSC_2797DSC_2799DSC_2800DSC_2807DSC_2808DSC_2823DSC_2824DSC_2825DSC_2747DSC_2797DSC_2820DSC_2830DSC_2822DSC_2824DSC_2826Puntlandes.com

About The Author