Ogaysiis: Xaflada dabaaldega 19 Guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay Puntland oo ka dhacaysa magaalada Copenhagen dalka Denmark

06 Aug 2017 (Puntlandes) Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Puntland iyo guud ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Copenhagen ee dalka Denmark iyo agagaarkeeda ka soo qaybgalka Xaflad ballaaran oo lagu xusayo 19 Guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay Puntland.

24a2

Waxaa la idinka codsanayaa inaad waqtiga ilaalisaan.

Puntlandes.com

About The Author