Akhriso Galmudug oo joojisay Duulimaadyada Muqdisho ka imanaya Xili ay DFS ku hawlan tahay inay wafdi u soo dirto Cadaado

28 Sept 2017 (Puntlandes) Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay ku hawlan tahay sidii ay meesha uga saari lahayd madaxweynaha Galmudug oo qaar ka mid ah xildhibaanda maamulkaasi ay doraad sheegeen inay xilkii ka qaadeen, taasoo ay DFS taageertay.

29d4

DFS ayaa maanta doonaysay inay wafdi usoo dirto Cadaado si ay meesha uga saarto waanwaanyta ay wadaan Xildhibaano Muqdisho ka yimid.

Madaxweynaha Galmudug ayaa joojisay duulimaadyadi ka imaanayey Muqdisho si uu uga hortago waftiga DFS, isagoona ku celiyey eedaynta in DFS ku hawlan tahay bur-burinta maamulkiisa.

Akhriso qoraalka Galmudug ay ku joojisay duulimaadyad

30b5

Puntlandes.com

About The Author