Daawo sawiradda Deegaanka Godod oo laga furay Iskuul laga hirgeliyey

28 Sept 2017 (Puntlandes) Deegaanka Godode e bariga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacday munaasabad xariga looga jara Iskuul laga hirgeliyey halkaas.
Waxaana deegaanka Godod laga dhagax dhigay hool wayn oo loogu talogalay shirarka.

Maamulka Gobolka mudug, Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Puntland, Odoyaal, dhalinyaro, haween iyo aqoonyahano ayaa ka qayb galay munaasadda.

Deegaanka Godod ayaa waxaa ka socda Hormarin kala duwan oo ay wadaan dadka Deegaanka oo muujiyey isku tashi iyo dawladda Puntland.

Daawo sawirradda
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12
Puntlandes.com

About The Author