Akhriso Carabeey oo sheegay inuu yahay kusimaha madaxweynaha Galmudug Xaaf na uusan xiri karin Garoonka Cadaado

28 Sept 2017 (Puntlandes) Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) ayaa soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu yahay kusimaha madaxweynaha Galmudug, uuna waxba kama jiraan ka dhigay amarkii uu madaxweyne Xaaf ku xiray Garoonka Cadaado.

8

Saaka ayaa waxa qoraal uu ku joojiyey duulimaadyada Cadaado uga yimaada Muqdisho soo saaray madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), halkan ka akhriso

Akhriso Carabeey oo sheegay inuu yahay kusimaha madaxweynaha Galmudug Xaaf na uusan xiri karin Garoonka Cadaado

 

30b2

Puntlandes.com

About The Author