Sawirro:dawladda oo Puntland Biyoxireen ka hirgalisay deegaanka Laasodawaco ee Gobolka Bari

01 oktoober 2017 (Puntlandes) dawladda Puntland ayaa Biyoxireen ka hirgelisay deegaanka Laasodawaco ee Gobolka Bari, kaasoo iminka qabtay Biyihii ugu horeeyey ee xilli roobaadka.

Hirgelinta Mashruucan ayaa noqday mid lagu guuleystay ujeedkii laga lahaa, wuxuuna noqon doonaa mid anfaca bulsha ku nool deegaankaas iyagoo uga faaiidaysan doona baahidooda biyood iyo dhanka Beeraha.

Daawo sawirrada








Puntlandes.com

 

About The Author