Dhagayso: Wasiirka warfaafinta DFs oo ka hadlay iscasilaada Wasiirkii Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidamada DFS

12 Okt 2017 (Puntlandes) Waxaa galabta hal mar iscasilay wasiirkii Gaashaandhigga iyo taliyihii ciidamada DFS.

31e7

Wasiirkii warfaainta DFS Eng Cabdiraxman Cumar Cusmaan Yariisow oo waraysi siiyey VOA ayaa ku tilmaamay iscasilaada Wasiirka Gaashaandhigga Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed iyo Taliyihii ciidamada xoogga dalka Axmed Jimcaale Geedi (Cirfiid) mid shaqsiyeed.

Dhagayso Eng Yariisow oo VOA waraysatay


Puntlandes.com

About The Author