Dhagayso: Dekadda Bosaso oo Lagu Wareejiyay Shirkadda P&O

12 Okt 2017 (Puntlandes) Waxaa maanta si rasmi ah maamulka dekedda magaalada Bosaso loogu wareejiyey shirkadda P&O oo laga leeyahay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

IMG_8447

Shirkadda P&O ayaa ku maalgelinaysa dekeda aduun lacageed oo dhan 336 Milyan oo Doolar, iyadoo dekeda dhisme, balaarin iyo casriyeyn ku samaynaysa si ay ula tartanto dekedaha caalamka.

Wasiirka dekedaha Puntland Siciid Maxamed Raage oo waraysi siiyey VOA ayaa ka waramay ujeeddada laga leeyahay wareejinta maamulka dekedda Bosaso.

Wasiirka dekedaha Puntland oo waraysi siiyey VOA


Puntlandes.com

About The Author