Akhriso Xildhibaanada Kudlada Horusocod oo baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka

12 Okt 2017 (Puntlandes) Xildhibaanada ku bahoobay Kudlada Horusocod ayaa baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee ka jirta dalka, iyadoo dowladda Soomaaliya u jeediyay tallooyin kala duwan.

29b2

Kudlada Horusocod ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalka uu gaaro degenaansho siyaasadeed, si horay loogu socdo.

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha inuu kulan deg deg ah isugu yeero Madaxda dowlad goboleedyada, si looga hadlo tabashooyinka ku xusan war murtiyeedkii shalay ka soo baxay Madaxda dowlad goboleedyada.

Waxaa kaloo ay soo jeediyeen in xiriirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada inuu noqdo mid wada shaqeyn iyo iskaashi ku dhisan.

Akhriso Baaqa Kudlada Horusocod
32c2a1

32c2a1a

32c2a2

32c2a3
Puntlandes.com

About The Author