Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyey heshiiska isu celinta Maxaabiista ee Soomaaliya iyo Hindiya

14 oktoober 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ayaa ansixiyey heshiiska isu celinta Maxaabiista ee u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo India.

 29b2

Kullanka ayaa waxaa fadhiyey 161-mudane, iyagoo wada ogolaaday heshiiska mana jirin mudanayaal diiday iyo kuwa ka aamusay intuba.

Puntlandes

About The Author