Daawo sawirrada kullan isdhexgel & nabadayn ah oo ka dhacay magaalada Galkacyo

14 oktoober 2017 (Puntlandes) Maanta waxaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka dhacay kulan ballaaran oo ay soo abaabuleen Bulshada magaalada iyo masuliyiinta labada maamul ee magaaladaas.

Kullanaan ayaa wuxuu yahay sidii loo xoojin lahaa nabadda iyo is dhexgalka shacabka ku nool m Gaalkacyo ee labada dhinac.

Dhanka kale waxaa kulanka lagu saxiixay heshiis ay wada gaaren Agaasimayaasha idaacadaha ka howl gala Gobalka Mudug ee laga leeyahay labada dhanac, iyagoo ku heshiiyey in aan Saxaafaddu tabin wararka Colaada iyo dhiilada leh, balse saxaafaddu baahiso fariimaha nabadda iyo is dhexgalka huwan.

 

Daawo sawirrada
1

2

3

4

5

6

7
Puntlandes.com

About The Author