Sawiiro-Faahfaahin Qaraxii Muqdisho ka dhacay

14 oktoober 2017 (Puntlandes) Warar horu dhac ah oo ku saabasan qarax weyn, kaasoo gilgilay magaalada Muqdisho oo dhan, oo goor dhow ka dhacay Isgoyska Zoobe ee KM5 halkaasoo ay ku yaallaan goobo ganacsi iyo Hotelo.

Warar hordhaca ayaa sheegayo in qaraxa ay ku dhinteen ugu yaraan shan ruux, halka uu jiro dhaawac badan.

Qaraxa oo xooganaa iyo goobta uu ka dhacay oo ah meel dad badan ayaa waxaa la saadaalinayaa inay ka dhalan doono dhimasho iyo dhaawac badan.

Daawo sawirrada
32c3b

32c3b1

32c3b2
Puntlandes.com

About The Author