Daawo Video: Dawlada Puntland oo Bosaso kusoo bandhigtay Raashin Dhacay (Sawirro)

14 oktoober 2017 (Puntlandes) Xafiiska Tayo Dhowrka ee Baarista Badecadaha soo gala Puntland Ee Dekada Magaalada Boosaso  Ayaa soo bandhigatay Raashin Waqtigoodii Dhaafay oo loogu tala galay in ay cunaan Xooluhu waxaana badeecadan ay u soo degtay Mid Ka Mida Shirkadaha Waa Wayn Ee Ka Howl Gala Puntland.

Raashinkan Waqtigoodu Dhaafay Ay Qabatay Xarunta Tayo Dhowrka Ayaa Dhacsanaa Mudo Ku Dhow 8 Bilood Waxaa Sido Kale Baritaan Lagu Sameyay Lagu Ogaday Ceeshkan inaysan Xoolohu Cuni Karin Ayna Ku Waxyelowayaan.

Dekada Bosaso Oo Lagu Soo Bandhigay Raashinkan Ayaa Waxaa Goobjog ka ahaa Taliyaha Qaybta Gobalka Bari Maamulka Gobalka Madaxda Xarunta Tayo Dhowrka Inkasto Goobta iyo Masuuliyiin kale.

Daawo Muqqal

daaawo sawirrada

32f

32f1

Puntlandes.com

About The Author