Daawo Video: Kullan lagu taageeray Shirkii Kismayo oo lagu qabtay Garowe

17 oktoober 2017 (Puntlandes) Caasimafdda Puntland ee Garowe ayaa waxaa lagu qabtey kullan lagu taageerayo Go,aamadii kasoo baxay Shirkii Kismayo ay ku yeesheen madaxda Dowlad Goboleedyadda Soomaaliya, Sidoo kalena dadkii kasoo qeybgalay waxay tacsi tiiraanyo leh u direen shacabka Soomaaliyeed iyo Ehelladda dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.

32f9

Kullankaan oo ay soo qabanqaabisay xarunta dalxiiska iyo dhaqanka ee Hiddo Raac Garowe waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal,Odoyaal,Ganacsato,Haween iyo Dhalinyaro, waxayna dhamaantood bogaadiyeen qodobadii kasoo baxay Shirkii Kismaayo.

Daawo muuqaalka kullanka

Puntlandes.com

About The Author