Daawo Video: Shirka wadatashiga maaraynta Dhulka magaalooyinka Puntland oo Garowe ka dhacay

17 oktoober 2017 (Puntlandes)  Waxaa shalay lagu qabtey magaalada Garowe shir ku saabsan habka maareynta dhulka magaalooyinka Puntland, waxaana ka qeybgalay Madaxda Wasaarada Hawlaha Guud,Guryeynta iyo Gadiidka,Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Wasaaradda Deegaanka,Wasaaradda Beeraha, Wasaaradda Haweenka,Masuuliyiin ka socda Dowladaha hoose iyo Madax ka socota Hay,adda UNHABITAT iyo UNDP.

32f9a

Puntlandes.com

About The Author