Dhagayso: Madaxweyne ku xigenka Galmudug Carabey oo ku eedeeyey madaxweynaha Puntland inuu faragelinayo Galmudug

23 Okt 2017 (Puntlandes) Madaxweyne ku xigenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa ku eedeeyay Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland in ay faragalin ku hayaan maamulka Galmudug sida uu sheegay.

34b8
Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay in faragalin toos ah ay ku hayaan Madaxweyne Gaas iyo Madaxweyne Axmed Madoobe,waxaa uuna sheegay khilaafka kajira Galmudug in uu san aheyn mid ay ku lug leedahay dowlada dhexe, balse uu yahay mid ay kulug leeyihiin Puntland iyo jubbaland.

Hadalkaan ka soo yeeray Maxamed Xaashi Carabeey Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa u muuqdo in uu kaga jawaabayo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Xaaf lagu casuumay shirka maamul goboleedyada ee ka furmayo 28-ka Bishaan Muqdisho .

Dhagayso carabey


Puntlandes.com

About The Author