Madaxweyne Gaas oo berri furaya kalfadhiga Barlamanka Puntaland

24 Okt 2017 (Puntlandes)  Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa berri oo ah Arbaco taariikhduna ay tahay 25ka Oktoober 2017 waxa uu Caasimada Puntland ee Garowe ka furayaa kalfadhiga Barlamanka dawladda Puntaland.

18

Furayaa kalfadhiga Barlamanka dawladda Puntaland ee berri ayaa waxaa kasoo qayb galaya marti sharaf aad u badan oo lagu casuumay inay kasoo qayb galaan, kuwaasoo ka kala socda wafdi ka socda DFS, Xukuumadda Puntland, Isimo, Qaybaha kala duwan ee bulsha.

Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author