Maxaa kasoo kordhay shirka Madaxda dowladda & Dawlad goboleedyada dalka?

01 Nov 2017 (Puntlandes) Shirka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo Dawlad goboleedyada dalka ayaa wali ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo loogu tala galay in la soo gaba gabeeyo maalintii shalay.

10b

Shirka ayaa ku bilowday iyadoo uu ka dhex jira laba dhinac kala shaki aad u wayn iyo is aamin la’aan, wuxuuna hadda isku belay jawi kale sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes.

Waxayna laba dhinac hadda isku afgarteen inay ajendaha shirka si hufan uga wada hadlaan, iyadoo ilaa hadda qodobo la isku afgartay sida Amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Puntlandes.com

About The Author