Bosaso oo uu ka dhacay Madaharaad looga horjeedo xirnaanshaha Dekedda

01 Nov 2017 (Puntlandes) Madaharaad rabshado wata oo looga soo horjeedo xirnaanshaha dekedda Bosaso ayaa ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

9

Mudaharaadkan oo rabshado watay ayaa sida ay wararku sheegayaan hal qof ku dhintay, dhaawacna wuu jiraa, xaalada ayaana ah haatan mid degen, inkastoo ay weli xiran yihiin jidadka magaalada Bosaso.

Ganacsatada magaalada Bosaso ayaa dowladda ku eedeeyay in canshuur la kordhiyey, balsae eedaynta Ganacsatada ayaa dawlada Puntland ku tilmaantay mid aan jirin oo ay abuurayaan dad dano gaar ah ka leh.

Puntlandes.com

About The Author