Daawo sawirradda Dekedda Bosaso oo shaqadeedii caawa dib u bilowday

02 Nov 2017 (Puntlandes) Dekedda Bosaso ayaa waxay caawa si rasmi ah dib ugu bilowday shaqadeedii kadib markii mudo ay diidanaayeen inay Ganacsatada ay Badeecaddahu u saarnaayeen Doonayaha ku soo xirtaan Dekedda.

Goor dhow ayey ku soo soo xirteen seddexdii doonyood ee u horeeyey, waxaana markiiba lagu bilaabay dajinta Baddeecadaha Ganacsi ee ay wadaan .

Xamaali aad u badan islamarkaana dedejinaya dejinta Adeegyada doonyahaa saaran iyo masuuliyiin kala duwan oo katirsan Dawladda ayaa ku sugan gudaha dekedda.

Daawo sawirradda Dekedda magaalada Bosaso shaqadeedii caawa dib u bilowday & Masuuliyiinta Dowladda oo shaqeynaya xilli habeenimo ah.

1

1a

1b

1c

2

3

3a

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13
Puntlandes.com

About The Author