Sawirro: Gaalkacyo oo uu maalintii 2aad galay Shirweynaha Wadatashiga Dhalinyarada Isxilqaamayaasha Puntland

09 Nov 2017 (Puntlandes) Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug maalintii labaad ka socda Shirweynaha Wadatashiga Dhalinyarada Isxilqaamayaasha Puntland.

Shirweynahaan ayaa waxaa ka qayb galaya todobo degmo oo ka tirsan Puntland:

1-WaadAwoodnaa –Garoowe

2-HorumadkiiHorumarka –Gaalkacyo
3-Daliftinshe –Carmo
4-HorumarkuWaaAnnaga –Boosaaso
5-Daldhis Waaciye
6-HormuudkaBaynuNahay –Qardho
7-Hakranmayno BaranBadhan

Isxilqaamayasha Dhalinyarada Puntland ayaa door muhiim ah ka qaatay gurmadkii abaaraha, qurxinta iyo Nadiifinta iyo taakulayntii dadkii waxyeelada kasoo gaartay qarixii lagi hoobtay ee Zoobe.

Ajandayaasha maanta lagu lafaguray waxaa intiisi ugu badnayd laga dooday. Samaynta guddi ka kooban 21 Xubnood kuwaasoo ka imaan doona dhalinyarada isxilqaamayaasha Dhalinyarada Puntland. Waxaana shir gudoomiye loo doortay UmalKheyr Cawad.

Guddigaas ayaa ka doodaya qodobada kala ah

  1. Midnimada
    2. Sameynta qorshe Horumarineed
    3. Guddi guud Isxilqamayaasha Dhalinyarada Puntland.
    4. War Murtiyeed

Daawo sawirrada
1

1a

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

22

23

24
Puntlandes.com

About The Author