Dhagayso: C/casiis C/lahi Siraaji oo ka waramay dilkii Wasiirkii Hawlaha Guud AUN Cabaas C. Siraaji & carqabadaha hortaagan

25 Nov 2017 (Puntlandes) Waraysigan oo xasaasi ah xambaarsanna warbixino qarsoonaa oo soo shaacbaxay ayuu ka waramay Cabdicasiis Cabdullahi Siraaji oo ay walaala yihiin Marxuum Wasiirkii hore ee howlaha guud laguna dilay magaalada Muqdisho.

23a

Waraysigan oo Cabdisiis siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ayaad ka ogaaneysaa go’aanka uu madaxweyne Farmaajo ka qaatay dilkii Wasiir Cabaas Cabdullahi Siraaji

Dhagayso waraysiga oo uu qaaday Weriye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author