Dhagayso: Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo ka warbixinaya Colaada G. Mudug & sababaha keena & xalkooda (Golaha1960)

????????????????????????????????????

25 Nov 2017 (Puntlandes) Waraysigan uu gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Xasan Maxamed  khaliif (Xasan Abgaaloow) uu siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan oo ka mid yahay PUNTLANDES.COM, wuxuuna kaga hadlayaa xaaladda guud ee Gobolka Mudug iyo dhibaatooyinka had iyo jeer ka dhaca degmada Gaalkacayo.

????????????????????????????????????

Waa maxay sababaha keena Colaadaas iyo sababta xalka loogu la’yahay in la soo afjaro, isagoo dhanka kale xusay horumarka ka socda gobolka guud ahaan.

Dhagyso waraysiga Gudoomiye Xasan Abgaaloow oo uu waraystay Weriye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author