Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo arimo ay ka mid yihiin Tuur-Dibi & Dekedda Bosaso ka hadlay

03 Dec 2017 (Puntlandes) Madaxweeynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamad Cali Gaas oo waraysi siiyey BBC ayaa ka Hadlay Duqeeemo laga geeystay meelo kamida Puntland, isagoo sheegay in rag ka tirsan daacish ay Ku dhinteen.
20
Madaxweynaha ayaa waxa kale oo uu ka hadlay muranka Dekedda Bosaso ee ay wadaan qaar ka mid ah Ganacsatada iyo shaqsiyaad dano gaar ah leh.

Dr Gaas oo ka soo laabtay Dalka Itoobiya ayaa sheegay in dhawaan la furi doono Kastanka Tuur-dibi ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Dhagayso waraysiga Madaxweyne Dr Gaas

Puntlandes.com

About The Author