Xog: Raysul Wasaare Cabdiwali oo loo Heshiiyey

Xog sugan oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa ah in loo heshiiyey Raysul Wasaare Cabdiwali iyadoo lagu heshiiyey in Maalinta Talaada oo ay bishu tahay 2 da Dic 2014 la keeno Baarlamaanka Mooshiinkii madaxtooyadu doonaysay in lagu rido Raysul Wasaaraha dabadeedna cod loo qaado Sabtida oo ay  6 da dec 2014.

Waxaa muuqata in uu meesha ka baxayo Raysul Wasaare Cabdiwali laakiin su’aasha iswaydiinta mudan waxay tahay maxaa isbedelaya gadaashiis? Haday noqon lahayd madaxweyne Xasan iyo DFS ba?

Wixii war ah ee ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author