Sawirro: Ciyaar aad u xiiso badan oo Galabta Puntland & Hirshabeele ku dhex mari doonta Banadir Stadium

12  Dec 2017 (Puntlandes) Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa Ciyaar aad u xiiso badan oo Galabta Puntland & Hirshabeele ku dhex mari doonta Banadir Stadium.

Hirshabelle ayaa horay waxaa uga soo badisay 0-1 Koofur Galbeed, iyadoo ay galabta la ciyaari doonaan Puntland oo haysata Koobka difaacana doonta.

42c

42c1

42c2

42ca

42ca1
Puntlandes.com

About The Author