Daawo sawirrada Ciyaartii adkayd ee dhexmartay Puntland & Hirshabeelle

12  Dec 2017 (Puntlandes) Galabta ayaa Muqdisho waxaa ku dhexmartay Ciyaar aad u adkayd ee Ciyaartooyda Puntland & Hirshabeelle, taasoo ku dhamaatay bar-bar dhac.

Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 3-3, iyadoo ay xulka Puntland tahay ciyaartoodii koowaad ayna u hartay Ciyaar dhex mari doonta Ciyaartooyda Koonfur Galbeed oo Hirshabeelle kasoo badisay.

Dhibcaha ay kala leeyihiin:

  • Hirshabeelle: 1 dhibcood, waxay na ciyaareen labo ciyaarood
  • Puntland: 1 dhibic, waxay na ciyaareen hal ciyaar
  • Koonfur Galbeed: 3 dhibic, waxay na ciyaareen hal ciyaar

Ciyaarta aadka u xiisaaha badan ayaa ah tan ay Ciyaari doonaan Puntland  iyo Konfer Galbeed.

Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalla Tigaana ayaa balanqaaday inay Puntland guul kala soo tagi doonto tartanka kooxaha maamuladda uga socda magaalada Muqdisho, wuxuuna ka codsadey shacabka Puntland inay ku garabsiiyaan sidii loo dhiirigalin lahaa dhalinyaradda ku ciyaareysa magaca xulka Puntland.

Daawo sawirrada
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17
Puntlandes.com

About The Author