Xulka Puntland oo u soo gudbay Finalka Ciyaaraha Dowlad goboleedya & Gobolka Banadir

18 Dec 2017 (Puntlandes) Xulka Puntland ayaa maanta usoo gudbay Finalka Ciyaaraha Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banadir iyagoo reebay kagana badiyey Gobolka Banadir 1-0, waxay noqonaysaa sanadkii labaad oo isku xiga oo ay tartanka ciyaaraha kubbada cagta dowlad goboleedyada u soo gudubtay Puntland Finalka.

18

Xulka Puntland oo sanadkii hore ku guuleystay Koobka ayaa waxaa ay sugeysaa Ciyaarta Finalka xulalka Koofurgalbeed iyo Jubbaland tii soo badisa, xulka Puntland ayaan weli laga badin tan iyo markii kulankan uu bilowday.

Puntlandes.com

About The Author