DAAWO BARNAAMIJKA “AYAAMAHA & AUSTRALIA” OO AAD U XIISO BADAN LAGUNA QAADA DHIGAYO ISBEDELKA MAGAALADA MELBOURNE AUSTRALIA

18 Dec 2017 (Puntlandes) Barnaamijka Aayaha iyo Australia oo ka baxa Somai Cable TV ayaa waxaa laga waraysanayaa Aqoonayahan Cumar Mahamud Farah Dhoolawaa, isagoo ka warama Isbedelka dhan walba ah oo ku yimid magaalada Melbourne ee dalka Australia mudadii 30ka sano ku dhawayd ee uu ku degenaa.

18

Daawo Barnaamijka

Puntlandes.com

About The Author