Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dawlad Goboleedyada & DFS oo Kismayo ka furmaya maanta

19 Dec  2017 (Puntlandes) Waxaa maanta ka furmaya Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dawlad Goboleedyada iyo dawlada Faderaalka Soomaaliya waxaana shalay gaaray gaaray halkaas wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.

Shirkaan ayaa looga hadli doonaa qabka loo mideyn lahaa canshuuraha dalka, gaar ahaan Dowlad goboleedyada iyo mida ay qaado Dowladda Federaalka ah, waxaana inta uu socda si weyn looga hadli doonaan arrimahasi.
28

28a

28a1

28a2

28a3
Puntlandes.com

About The Author