Daawo Isimada & Waxgaradka Buhodle oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Koonfurta G. Sool & Madaxweyne kuxigenka Pl oo khadka telka uga qayb galay

24  Dec  2017 (Puntlandes) Isimada iyo Waxgaradka magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa kullan ay maanta yeesheen waxay Baaq Nabadeed u direen Beelaha ku dagaalamaya Koonfurta G. Sool, waxaana kullanka khadka telefonka uga qayb galay Madaxweyne kuxigenka dawlada Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullahi Camey.

31a

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author