Dhagayso: Cumar Cabdirishiid oo Baaq u direy Beelo Dagaalamay Hawdka Sool & Nugaal, Qiimeeyeyna 2017

26 Dec  2017 (Puntlandes) Raysul Wasaarihi hore ee Soomaaliya hadana ah Senator ka tirsan Aqalka Sare Cumar Cabdirishiid Cali Sharmarke oo waraysi siiyey VOA ayaa baaq u direy beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanka hawdka ee Gobolada Sool iyo Nugaal oo sida uu sheegay uu dagaalkoodu soo noqnoqdey.

29

Dhanka kale waxuu Cumar Cabdirishiid ka hadley arragtidiisa ku aadan sanadkan gabagabada ah ee 2017 ka iyo Soomaaliya.

Dhagayso waraysiga Senator Cumar


Puntlandes.com

About The Author