Dhagayso: Faysal C. Roble oo Golaha 1960 uga warbixiyey Shirkii Somalidu isugu tagtay Jabuuti

31  Dec  2017 (Puntlandes) Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa ka waramay shirkii ay soo qabanqaabisay ha’yadda heretayj kaasoo ka dhacay dalka Jabuuti ,shirkaas oo ay isugu yimaadeen Siyaasiyiin ,Aqoonyahano iyo Madax kala duwan oo ka kala yimid dalalka ay dadka somalidu ku kala nooluihiin.

16a

Shirkan oo lagaga hadlay isku xidhnaanta dadka somaliyeed ee dhinacyada ganacsiga,isu socodka iyo horumarinta Xiriirada kala duwan ee ay somalidu wadaagto, Shirkaasi oo Faysal sheegay in ay ka soo bexeen arimo dhaxalgal ah oo soo noolaynaya Somalinimada iyo higsiga horumarka.

Dhagayso waraysiga oo uu qaaday Weriye Dhegood



Puntlandes.com

About The Author