Dhagayso: Farax Macalin oo uga waramay Golaha1960 Xaalada Siyaasadeed ee Kenya,Faragelinta dalalka Khaliijka & deriskuba ku hayaan Somalia & arimo badan oo Xasaasi ah

31  Dec  2017 (Puntlandes) Waraysigan oo aad u xiisa badan xambaarsanna arimo badan oo xasaasi ah wuxuu Mudane Farax Macalin kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee hadda ka taagan dalka Kiinya iyo saamaynta uu dadka somalida(Kiiniya) ku yeeshay khilaafkaasi siyaasadeed.

25

Farax Macalin ayaa si qoto dheer uga hadlay faragelinta qaawan ee dalalka khaliijka iyo dalalka deriskaaba ay ku hayaan dalka Soomaaliya iyo weliba waxa laga rabo madaxda Soomaliyeed si ay dalka uga samatabixiyaan dhibaatooyinka ku habsaday iyo faragenta qaawan ee dalalka dibadu ku hayaan .

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Muranka siyaasadeed ee ka soo muuqday dalka Soomaaliya bilahan iyo arimo badan oo kale.

Dhagayso waraysiga oo uu qaaday Weriye Dhegood



Puntlandes

About The Author