Daawo sawirrada hor dhacaa Madaxweyne Farmaajo oo hada galay Bosaso si aad u heersaraysana lagu soo dhaweeyey

11 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxwynaha JFS  mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxaa si diiran loogu soi dhaweeyey  xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa safarka ku weheliya madaxeynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Madaxwynaha iyo wefdigiisa ayaa meesahuu Puntland ka tago waxaa loo soo dhawaynayaa si aad u heersaraysa.

Daawo sawirrada.

20

21

22

23
24

25
Puntlandes.com

About The Author