Dhagayso: Kooxdii Isbedeldoonka oo u soo diray wariye Taliyaha Ciidanka Booliska Gobalka Nugaal

Taliyaha ciidanka Booliska Gobalka Nugaal Axmed Cabullaahi Samatar(Layli) ayaa maanta hadalo Hanjabaad ah u jeediyay Wariye Cali Cabdi Ducale isagoo ugu yimi goobtiisa shaqadda.

1083

Taliyaha Gobalka ayaa sheegay inaysan sharci ahayn baahinta warkii laga sameeyay Gaadiidlaydda yar yar ee Puntland oo maalin ka hor Banaanbax ku sameeyay banaanka magalo madaxda Puntland ee Garowe iyagoona muujinayay inaysan raali ka ahayn bixinta lacag ay ugu yeereen Macaash oo Gaadiidkooda marka la kiraysto laga qaadayo.

1082

Waxaa wax lala yaaba ah sida ay Xukuumada uu madaxweynaha ka yahay Dr Gaas ugu tumanayso Xoriyatul Qoolka iyadoo caburin iyo Cagajuglayn ku haysa Saxaafada madaxa banaan.

Halkan ka dhagayso handadaada iyo cagajuglaynta wariyaha loo gaysanayo

Puntlandes.com

About The Author