Daawo Video: Wasiirka Haweenka oo Gaalkacyo ka daahfurtay Mashruuc laga fulinayo 3 degmo oo ka tirsan Gobolka Mudug (Sawirro)

09 Feb 2018 (Puntlandes) Wasiirka Horumarinta arimaha Haweenka & Qoyska dawladda Puntland Maryan Axmed Cali ayaa magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay Mashruuc ballaaran oo laga fulinayo sadex degmo oo ka tirsan Gobolka Mudug oo kala ah Gaalkacyo, Bursaalax iyo Galdagob.

Mashuuca ayaa si wadajir waxaa u fulinaya Wasaaradda Haweenka, Hay’adda Taag foundation iyo Save the Children, waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug mudane Xasan Maxamed Khaliif, Gudoomiyaha degmada Bursaalax Maxamed saleebaan Diiriye iyo waliiko ka socday Degmada Gaalkacyo iyo Galdogob.

Mashuucan ayaa waxaa Haweenka sadexda degmo loogu samaynayaa capacity building iyadoo la barayo xirfado kala duwan oo ay ku shaqaystaan.


48.

48a1a

48a

48

48a2
Puntlandes.com

About The Author