Dhagayso: Dawlada Jabuuti oo si adag ugu jawaabtay Fasal Cali Waraabe oo eedeeyey usoo jeediyey

28 Feb 2018 (Puntlandes) Dawlada Djibouti ayaa si adag ugu jawaabtay Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somailand Fasal Cali Waraabe oo ku eedeeyey inay Jabuuti ka xun tahay Horumarka Berbera ayna tahay sababta ay u cayrisay shirkada DP.

61

Dhagayso Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo eedeeyey Dawlada Jabouti


Maareeyahaya guud ee Dekedaha Abuubaar Cumar Xadi ayaa beeniyey eedaynta Faysal kuna wuxuuna u eedeeyey djhankiisa Gudoomiye Faysal inuu ka mid yahay dad tiro yar oo u haysta in beesha dhexe ee Somaliland inay ka Somaliland san tahay beelaha hareeraha.

Maareeyahaya ayaa hadaladiisa waxaa ka muuqday Caro xoogan oo uu ka qaaday eedayntii Faysal.

Dhagayso Dawlada Jabouti oo Ka Jawaabtay eedo Uga Yimid Gudoomiye Faysal Cali Waraabe




Puntlandes

About The Author