Akhriso Guddiga Dib u eegista iyo La socodka Dastuurka ee Baarlamaanka oo kalsoonida kala noqday Wasiir Xoosh

05 Marso 2018 (Puntlandes) Gudoomiyaha Guddiga Dib u eegista iyo La socodka Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa qoraal uu u gudbiyey madaxda sare ee dalka wuxuu ku cadeeyey inuu kalsoonidii kala noqday Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil.

17

Qoraalkan oo uu u diray guddoomiyaasha baarlamaanka iyo Aqalka Sare isla markaana ogeysiiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federalka ayuu ku sheegay in Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil uu hortaagan yahay geedi-socodka dastuurka.

 

Akhriso qoraalka uu kalsoonida ugala laabteen guddiga wasiirka dastuurka
20

21
Puntlandes.com

About The Author