Akhriso Golaha Shacabka oo ansixiyay xeerka dalka ka mamnuucaya shirkada DP World

Filed under: Wararka maanta |
12 Marso 2018 (Puntlandes) Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaamaanta ansixiyey xeer ay ugu magac dareen “XEERKA DHOWRIDDA GOBONIMADA IYO MIDNIMADA GEYIGA SOOMAALIYEED”.
88a4
Xeerkaan qodob ka mid ah waxa uu si rasmi ah dalka uga mamnuucayaa shirkadda Dubai Port World “DP World” kadib markii ay si bareer ah ugu xad gudubtay siyaasadda, madaxbannaanida midnimada iyo bedqabka dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Akhriso Xeerka

88

88a

88a1

88a2
Puntlandes.com