Sawirro: Madaxweynaha Somailand oo kullan deg deg ah markii labaad isugu Shir Gudoonka Guurtida, Wakiilada & Godoomiyayaasha Xisbiyada

13 Marso 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Somailand Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kullan deg deg ah markii labaad isugu Shir Gudoonka Guurtida, Wakiilada & Godoomiyayaasha Xisbiyada, isagoo shalauy la kulmay Gudoomiyayaasha Xisbiyada.

Madaxweynaha oo kulan xasaasi  ah la qaatay shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Baashe Maxamed Faarax iyo gudoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID Faysal Cali-waraabe iyo WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Kulanka ayaa madaxweynuhu la socodsiinayey madaxda xaaladda cakiran ee ay iminka Somaliland iyo  sidii talo midaysan looga yeelan lahaa arrimaha ku soo kordhay Somaliland maalmihii u danbeeyey ,wuuuna ka codsaday in la dhawro midnimada iyo isku-duubnida shacabka reer Somaliland.
Daaawo sawirrada
88d

88d1

88d2

88d3

88d4
Puntlandes.com

About The Author