Daawo Video: Shirkii jara’id ee Jawaari ku sheegay in Xukuumadda ay weerar kusoo qaaday Baarlamaanka

16 Marso 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo caawo shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa ku eedeeyay Xukuumadda inay weerar ku soo qaaday Baarlamaanka, isla markaana gaddaal ka riixeyso mooshinka laga wado.

89a

Dhaka kalena Jawaari ayaa sheegay in Raysul wasaare uu amar ku bixiyey in Ciidamo ka amr qaata la wareegaan xarunta Baarla,maanka Soomaaliya.

Daawo Video: Shirkii jara’id ee Jawaari ku sheegay in Xukuumadda ay weerar kusoo qaaday Baarlamaanka

Puntlandes.com

About The Author