Tacsi: Marxuumad Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali Dari

739

Inaa Ilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun  waxaa maata 13 dec -2014 ku geeryootay Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden Marxuumad Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali Dari

Dhamaan Jaaliyadda reer Gothenburg oo ay u horeeyaan Bashiir Abshir Gaas, C/risaaq Garwayne, Cabdisitaar, Khalafoow, Mahdi Yusuf Dhuux, Mahad iyo … waxay Tacsi u dirayaan Ilmo Xaaji Cabdulaahi Cali Dari iyo Qaysaskooda meel kasta oo ay dunida dacaladeeda ka joogaan geerida ku timid Walaashood Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali Dari. Waxay si gaar aha ugu tacsiyeynayaan Caruurtii marxuumadda ay ka tagtay iyo Saygeedii Cubayd Aaden Seed.

Waxay kaloo tacsi taa la mid ah u dirayaan dhamaan Eheladeedii, Qaraabadii iyo Macaariifteedii marxuumadda meel kasta oo ay dunida dacaladeeda ka joogaan.

862

Waxayna Allah uga baryayaan in uu jano Fardowso ka Waraabiyo  Marxuumadana Kitaabkeedana Gacanta midig ka siiyo

About The Author